Deeq A. Posted March 1, 2020 Guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay guddi xildhibaano ah oo ka kooban illaa 17 xubnood. Guddigan ayaa wuxuu ka shaqeyn doonaa diyaarinta xeerarka dhameystiraya sharciga doorashooyinka Qaranka. Halkaan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites