Deeq A. Posted February 29, 2020 (SLT-Hargeysa)-Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax xoghayihii arrimaha gudaha xisbiga UCID iyo xoghayihii golaha dhexe Maxamuud Cali Muuse ayaa laga qaaday xilalka kadib markii ay dhawaan taageereen in la furo ururrada siyaasadda si xisbiyada mucaaradku meesha uga baxaan. Source Share this post Link to post Share on other sites