Sign in to follow this  
Deeq A.

Maktabad loogu magacdaray Injineer Yariisow

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Xarigga ka jaray, Maktabad cusub oo maamulku ka hirgeliyay gudaha xarunta Dhalinyarada Gobolka.

Maktabaddan ayaa lagu maamusay, Duqii hore ee Muqdisho, Allah u naxariistee, C/raxmaan Cumar Cismaan Eng; Yariisow.

Isagoo ka hadlayay musaabadii lagu furayay Maktabaddan ayuu Guddoomiye Cumar Filish sheegay in u jeedka Guddoomiyihii hore loogu magac daray ay tahay in ay kor u qaadaan wax qabadkii Duqii hore iyo kaalintiisa Bulshada Gobolka Banaadir.

Duq1.jpeg Duq2.jpeg Duq3-1.jpeg Duq4.jpeg Duq5.jpeg Duq6.jpeg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this