Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyihii Ahlu Sunna ee Dhuusamareeb oo la xiray

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Ciidamadda dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay xireen gudoomiyihii Ahlu Sunna ugu magacownaa Dhuusamareeb.

Axmed Walad Cabdalla ayaa la tilmaamay in lala xiray xubno kale isagoo kasoo baxay xarunta Inji ee magaaladda.

Askari ilaalo u ahaa Axmed Walad ayaa la tilmaamay in uu kamid ah shaqsiyaadka loo dhaadhciyey jeelka.

Ma cadda sababta dhabta ah ee ka dambeysa arrintaas. Laamaha ammaanka ayaanan wali fahfaahin ka bixin xarigaas.

Dedaalo lagu soo deynaayo xubnahaas ayaa la sheegay in ay waddaan odayaasha dhaqanka oo rajo wanaagsan qaba.

Dhuusamareeb waxaa ka socda kulamo iska soo horjeeda oo ay waddaan madaxda cusub ee Galmudug iyo Ahlu Sunna oo diidey in ay aqoonsato.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this