Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Raalli-Gelin Bixiyey

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland ayaa raali gelin siiyay shirkadda Hass ee shidaalka oo uu maalinti shalay ku eedeeyay in ay maalgeliso Jabhadda SSC ee Buuhoodle.

Shirkadda ayaa shalay sheegtay in ay Maxkamad la tiigsanayso wasiirka.

Markuu raali gelinta bixinayay waxa dhinac fadhiyay guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland.

La soco Warkan oo dhamaystiran

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this