Sign in to follow this  
Deeq A.

Waxgarad cambaareeyey dilka maamulihii Hormuud ee Jilib

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa si xoogan u cambaareeyey dilka maamulihii shirkadda Hormuud ee degmada Jlib Maxamuud Xaaji Salaad oo dhowaan diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay ku khaarijiyeen duqeyn dhanka cirka ah.

Nabadoon Xasan Kacaan oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay inuu ka xun yahay dilka marxuumka, wuxuuna tilmaamay in Mareykanka uu ku qaldamay.

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay dowladda Mareykanka inay ka fiirsato waxyeelada rayidka ka soo gaareyso duqeymaha ay ka fuliso koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Turki-1-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this