Deeq A. Posted February 26, 2020 Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa si xoogan u cambaareeyey dilka maamulihii shirkadda Hormuud ee degmada Jlib Maxamuud Xaaji Salaad oo dhowaan diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay ku khaarijiyeen duqeyn dhanka cirka ah. Nabadoon Xasan Kacaan oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay inuu ka xun yahay dilka marxuumka, wuxuuna tilmaamay in Mareykanka uu ku qaldamay. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay dowladda Mareykanka inay ka fiirsato waxyeelada rayidka ka soo gaareyso duqeymaha ay ka fuliso koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Turki-1-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites