Sign in to follow this  
Deeq A.

A/Madoobe oo la kulmay saraakiisha Jubbaland ee Dhoobley

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa kulan gaar ah degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose kula qaatay saraakiisha ciidanka ee ku sugan degmadaasi.

Axmed Madoobe ayaa sarraakiisha daraawiishta Jubbaland kala hadlay dagalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobollada Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu ukuur galay xaaladda ciidamada, isaga oo booqday saldhigyada ciidamada ee ku yaalla halkaasi.

Jubbaland oo dagaal adag kula jirta Al-Shababab ayaa maalmihii la soo dhaafay xoojisay dhaq dhaqaaqyada milatari ee ka socda deegaanada maamulkaasi

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this