Deeq A. Posted February 25, 2020 Madaxweynihii hore ee Masar, Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday Cisbitaal ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Qaahira. Wuxuu ku dhintay da’da 91. Xusni Mubaarak waxaa sannadkii 2011-kii xilka ka tuuray millatariga kaddib kacdoonkii ka dhacay dalkaas. Source Share this post Link to post Share on other sites