Deeq A. Posted February 25, 2020 Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Qaahira ee dalkaasi. Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday da’da 91-sanno jir. Madaxweyne Xusni ayaa awood miletari ku maamulayay dalka Masar muddo ku siman 30- sanno. Xusni Mubaarak waxaa sannadkii 2011-kii xilka ka tuuray militariga kaddib kacdoonkii ka dhacay dalkaas. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites