Sign in to follow this  
Deeq A.

Hirshabeelle: Waxaan taageersanahay doorasho qof iyo cod ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne ku xigeeka maamulka Hirshabeele ahna Kusimaha Madaxweynaha Cali Cabdullahi Xusseen ( Guudlaawe) ayaa sheegay in maamulka Hirshabeelle ay diyaar u yihiin in ay doorasho qof iyo cod ay ka dhacdo dalka.

Madaxweyne Ku xigeenka ayaa waxa uu Sheegay  in  maamulka Hirshabeele ay taageersan yihiin sharciga doorashooyinka oo dhawaan labada Aqal ee Baarlamaanka Somalia ay  ansixiyeen isla markaana uu saxiisay madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hadalkaas  auu Guudlaawe  ka sheegay kulan ku saabsanaa  wacyi gelinta doorashooyinka heer Federaal kaasi oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

PUNTLAND POST

The post Hirshabeelle: Waxaan taageersanahay doorasho qof iyo cod ah appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this