Sign in to follow this  
Deeq A.

Cali Maxamed Geedi oo fariin u diray siyaasiyiinta mucaaradka

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cali Maxamed Geedi ayaa fariin u diray siyaasiyiinta mucaaradka iyo kuwa dhaliisha joogtada ah la daba taagan dowladda.

Geedi ayaa sheegay in siyaasiyiinta Soomaaliyeed looga baahan yahay in aysan niyad jabin shacabka , islamarkaana laga rabo inay dalkooda u turaan.

Sidoo kale wuxuu cararbka u ku dhuftay in siyaasiyiintaasi uu hayo Strees, sida uu hadalka u dhigay.

Ugu dambeyn waxa uu kula taliyey xubnaha mucaaradka in dowladda ay la shaqeeyaan sida ay u jeclaan lahaayeen in markooda loo garab istaago.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Cod-Onkod.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this