Deeq A. Posted February 24, 2020 Madaxweynaha Fowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si diiran loogusoo dhaweeyey Bosaso maanta oo isniin ah. Madaxweynaha ayaa safar shaqo ugu maqnaa Dalka Jabuuti. Source Share this post Link to post Share on other sites