Sign in to follow this  
Deeq A.

Heegan Culus Oo La Galiyay Ciidanka Ilaalada Xaduudaha Pakistan Iyo Turkiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalalka Turkiga, Pakistan iyo Armaaniya ayaa ku dhawaaqay inay xidheen xadka dalalkooda kadib markii laga helay wadanka Afghanistan bukaano badan oo qaba caabuqa dilaaga ah ee Corona.

download-3.jpg

Talaabadan ayaa timid kadib markii cudurkan ay dad badan ugu dhinteen wadamo ka baxsan Shiinaha gaar ahaan talyaaniga Iiraan iyo koonfurta Kuuriya.

Dhanka kale madaxweyne Xi Jinping ayaa sheegay in in cudurkaan uu yahay kii ugu darnaa ee soo mara dalkaasi.

Si kastaba ha ahaatee dhimashada caabuqa Corona ayaa gaadhay 2,442 halka cisbitaalada la dhigay 76,936 oo ruux, sida ay sheegayaan warbixinadii ugu danbeeyay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this