Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaad ka Og-tahay Halista Caafimaad ee Daasaddaha Caanaha?

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Mukhtaar Ciise Xamari , kana mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland ayaa ka digay halista Caafimaad ee ka dhalan karta isticmaalka daasadaha caanuhu ka dhammaadaan, ee inta badan ay isticmaalan meheraddaha shaaha lagu kariya.

Xildhibaanku waxaa uu sidan ka sheegay doodii maanta, oo ku saabsaneyd arrimaha bulshadda, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this