Sign in to follow this  
Deeq A.

Filish “Forex wuxuu dhibaato ku yahay dhaqaalaha dalka”

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa ka hadlay arrimo ku aadan shirkadaha ka shaqeeyna sarifka Online-ka ee loo yaqaano Forex-ka, kuwaas oo haatan ku soo badanaya dalka.

Filisha ayaa sheegay in Forex sidiisa uu dhibaato xoogan ku yahay dhaqaalaha dalka, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in la doonayo in lagu qiyaamo dadka Soomaaliyeed, laguna lunsadao lacagahooda.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/ismaaciil-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this