Deeq A. Posted February 24, 2020 Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa ka hadlay arrimo ku aadan shirkadaha ka shaqeeyna sarifka Online-ka ee loo yaqaano Forex-ka, kuwaas oo haatan ku soo badanaya dalka. Filisha ayaa sheegay in Forex sidiisa uu dhibaato xoogan ku yahay dhaqaalaha dalka, sida uu hadalka u dhigay. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in la doonayo in lagu qiyaamo dadka Soomaaliyeed, laguna lunsadao lacagahooda. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/ismaaciil-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites