Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxay ka dhigantahay in Kenya oo todobaadkan la wareegayso CGPCS?

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Kenya ayaa sida qorshaysan Khamiista todobaadkan oo ku beegan 27- bishaan February, waxay si rasmiya ula wareegi doonta Shir-guddoonka Kooxda Xiriirka La’dagaallanka Burcad-badeedda Xeebaha Soomaaliya ee loo yaqaan The Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia.

Munaasabadda ay xilkaasi kula wareegayso oo ka dhacaysa Jasiiradda Mauritius waxaa lagu casumay dowladda Soomaaliya si ay uga qeyb-gasho.

Arrintaas ayaa ku soo beegmaysa iyadoo ay socoto dacwadda badda ee u dhexaysa Soomaaliya iyo Kenya. Haddaba maxay Soomaaliya uga dhigantahay?

Puntland Post ayaa arrimahaasi ka wareystay Agaasimihii hore ee La’dagaallanka Burcad-badeedda Puntland Cabdirisaaq Maxamed Dirir (Ducaysane).

Halkaan ka daawo wareysiga oo dhan

©PUNTLAND POST

The post Maxay ka dhigantahay in Kenya oo todobaadkan la wareegayso CGPCS? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this