Deeq A. Posted February 23, 2020 Wararka naga soo gaaraya Gaduud ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe kooxo hubeysan ay afduub ka geysteen deegaan hoos yimaada degmada Cadaado ee gobolkaasi. Ragga hubeysan ayaa la sheegay inay gudaha u galeen deegaanka Ardo, islamarkaana ay horay u kaxeysteen laba gabdhood oo ka mid ah dadka deegaanka. Lama sababta ka dambeysa afduubkaasi oo walaac ku abuuray dadka shacabka ah ee ku dhaqan halkaasi. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/warka-afduub-deegaanka-ardo.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites