Sign in to follow this  
Deeq A.

Kooxo hubeysan oo afduub ka geystay duleedka M/Cadaado

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya Gaduud ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe kooxo hubeysan ay afduub ka geysteen deegaan hoos yimaada degmada Cadaado ee gobolkaasi.

Ragga hubeysan ayaa la sheegay inay gudaha u galeen deegaanka Ardo, islamarkaana ay horay u kaxeysteen laba gabdhood oo ka mid ah dadka deegaanka.

Lama sababta ka dambeysa afduubkaasi oo walaac ku abuuray dadka shacabka ah ee ku dhaqan halkaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/warka-afduub-deegaanka-ardo.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this