Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada DF oo dhaq dhaqaaqyo ka wada Sh/ Dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saaka ciidamada milatariga Soomaaliya ay howlgallo ka wadaan deegaano ka tirsan gobolkaasi.

Howlgallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa si gaar ah waxaa looga dareemayaa agagaarka degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Ciidamada ayaa lagu soo warramayaa inay baarayaan gaadiidka kala duwan ee isaga kala gooasha halkaasi.

Shalay ayey aheyd markii howlgal qorsheysan oo laga fuliyey inta u dhexeysa Balcad iyo Afgooye lagu dilay laba xubnoood oo ka tirsanaa Xarakada Al-Shabaab.

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this