Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Dhistay Guddi La Dagaalama Mukhaadaraadka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa markii u horaysay si rasmi ah u bilawday guddida la dagaalanka Mukhaadaraadka ee Somaliland.

wasaarada-diinta-iyo-awqaafta.jpg

Sida lagu sheegay war-qoraal ah oo ku qornaa Af-Ingiriisi oo Agaasimaha guud ee Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Sheekh Aadan Cabdilaahi uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitter-ka.

Guddidan ayaa masuul ka noqon doonta hoggaaminta olole wacyigalineed iyo talaabooyin ka dhan ah Mukhaadaraadka oo guddidu qaadi doonto, sida uu hadalka u dhigay Agaasimaha Guud.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this