Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliska Booliiska Galmudug oo dib u habayn ballaaran lagu sameeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wareegto Maanta kasoo baxday Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa xilka looga qaaday qaar ka mid ah Saraakiisha Taliska guud ee Booliiska Galmudug, iyadoo loo Magacaabay Taliyeyaal kale.

Taliyaha Booliiska Galmudug ayaa loo Magacaabey G/Sare; C/kariin Xussen Macallin , Taliye ku-xigeenka Booliiska Galmudug ayaa isna loo Magacaabey G/sare; Maxamed Nuur Cali, halka Taliyaha Booliiska Degmada Dhuusamareeb loo Magacaabey dhamme; Burhaan Axmad Rooble,

Isbeddalka ayaa sidoo kale lagu sameeyay Talisyada Boliiska ee Degmooyinka  Caabudwaaq ,Hobyo ,Balanballe, Xeraale iyo Matabaan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.

1-38.jpg?w=1000&ssl=1 2-27.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Taliska Booliiska Galmudug oo dib u habayn ballaaran lagu sameeyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this