Sign in to follow this  
Deeq A.

Isbeddel ballaaran oo lagu sameeyay Booliska Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Wareegto Maanata kasoo baxday Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa xilka looga qaaday qaar ka mid ah Saraakiisha Taliska guud ee Galmudug, iyadoo loo Magacaabay kuwa kale.

Taliyaha Booliiska Galmudug ayaa loo Magacaabey G/Sare; C/kariin Xussen Macallin , Taliye ku-xigeenka Booliiska Galmudug ayaa isna loo Magacaabey G/sare; Maxamed Nuur Cali, halka Taliyaha Booliiska Degmada Dhuusamareeb loo Magacaabey dhamme; Burhaan Axmad Rooble,

Isbeddalka ayaa sidoo kale lagu sameeyay Talisyada Boliiska ee Degmooyinka  Caabudwaaq ,Hobyo ,Balanballe, Xeraale iyo Matabaan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Halkaan hoose ka akhriso:

WAREEGTO1

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this