Deeq A. Posted February 22, 2020 Wareegto Maanata kasoo baxday Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa xilka looga qaaday qaar ka mid ah Saraakiisha Taliska guud ee Galmudug, iyadoo loo Magacaabay kuwa kale. Taliyaha Booliiska Galmudug ayaa loo Magacaabey G/Sare; C/kariin Xussen Macallin , Taliye ku-xigeenka Booliiska Galmudug ayaa isna loo Magacaabey G/sare; Maxamed Nuur Cali, halka Taliyaha Booliiska Degmada Dhuusamareeb loo Magacaabey dhamme; Burhaan Axmad Rooble, Isbeddalka ayaa sidoo kale lagu sameeyay Talisyada Boliiska ee Degmooyinka Caabudwaaq ,Hobyo ,Balanballe, Xeraale iyo Matabaan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan. Halkaan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites