Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiyada Somaliland oo dhaliilay xukuumadda Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah xisbiyada mucaaradka ee Somailand ayaa maanta si weyn u dhaliilay xukuumadda maamulkaasi ee uu hoggaamiyo, Muuse Biixi Cabdi.

Guddoomiyeyaasha xisbiyada UCID iyo Wadani, Feysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa eedeymo u jeediyey madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, iyaga oo sheegay inuu ku fashilmay hoggaaminta Somaliland.

Hadalkaan ayaa ku soo aadaya, kadib kulankii ay Biixi iyo Farmaajo ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Cod-onkod.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this