Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhaq dhaqaaqa suuqa Gaalkacyo oo hakad ku jira

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maalintii saddexaad uu xiran yahay suuqa Gaalkacyo, kadib markii ganacsatada lagu rogay lacago canshuuro ah.

Ganacatada ayaa albaabada isugu dhuftay dhammaan xarumaha ganacsiga, iyaga ay ka cabanayo lacago dheeraad ah oo ay ku dalacday wasaaradda maaliyadda Puntland.

Sidoo kale xirnaashaha suuqaan ayaa sameyn xoogan ku yeesha nolosha dadka shacabka ah ee ku dhaqan degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/War-Cali-gaab-suuqa-kaalkacyo.mp3

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this