Deeq A. Posted February 22, 2020 Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maalintii saddexaad uu xiran yahay suuqa Gaalkacyo, kadib markii ganacsatada lagu rogay lacago canshuuro ah. Ganacatada ayaa albaabada isugu dhuftay dhammaan xarumaha ganacsiga, iyaga ay ka cabanayo lacago dheeraad ah oo ay ku dalacday wasaaradda maaliyadda Puntland. Sidoo kale xirnaashaha suuqaan ayaa sameyn xoogan ku yeesha nolosha dadka shacabka ah ee ku dhaqan degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/War-Cali-gaab-suuqa-kaalkacyo.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites