Deeq A. Posted February 21, 2020 Muqdisho (SMN) – Munaasabadda Xiritanka Kalfadhiga Lixaad ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Muqdisho. Madaxda ugu sareysa waddanka ayaa ka qeybgalay xafladda oo ka dhacday Madaxtooyadda Qaranka. Kalfadhiga 7aad ee Golaha Aqalka Hoose ayaa la filayaa in uu dib u furmo bisha April ee sanadkaan aynu ku jirno ee 2020. Hoos ka daawo sawiradda View the full article Share this post Link to post Share on other sites