Deeq A. Posted February 20, 2020 Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa kala qeyb galay wasaradda dakadaha iyo gadiidka Shir lagu soo bandhigayay sooyaalka taariikhda Dekadaha Soomaaliya. Cumar Maxamud Maxamed [Cumar Filish] ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in lagu tartamo horumarinta waddanka. Bulshadda ayuu ku booriyey in ay isla ilaabaan dhibaatooyinkii lasoo maray, isla markaana u midoobaan samatabixinta dalka. Sikastaba ha ahaatee, fariinta Cumar Filish ayaa la sheegay in hadii sidda ay tahay loo dhaqan-geliyo ay wax badan bedeli doonto. View the full article Share this post Link to post Share on other sites