Sign in to follow this  
Deeq A.

Filish: “Waa in lagu tartamo horumarinta waddanka”.

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho  ayaa kala qeyb galay wasaradda dakadaha iyo gadiidka Shir lagu soo bandhigayay sooyaalka taariikhda Dekadaha Soomaaliya.

Cumar Maxamud Maxamed [Cumar Filish] ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in lagu tartamo horumarinta waddanka.

Bulshadda ayuu ku booriyey in ay isla ilaabaan dhibaatooyinkii lasoo maray, isla markaana u midoobaan samatabixinta dalka.

Sikastaba ha ahaatee, fariinta Cumar Filish ayaa la sheegay in hadii sidda ay tahay loo dhaqan-geliyo ay wax badan bedeli doonto.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this