Deeq A. Posted February 19, 2020 Wasaaradda cadaaladda, arrimaha Diinta iyo dhaqan-celinta ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa si KMG ah shaqo joojin ugu sameysay shirkadaha ka shaqeeya arrimaha Xajka iyo Cumrada ee ka howlgala deegaanada maamulkaasi. Qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka wasaaradaasi, Mudane Cawil Sheekh Xaamud ayaa si rasmi ah loogu hakiyey shaqooyinkii shirkadahaasi. Sidoo kale waxaa mas’uuliyiinta shirkadahaan loo qabtay muddo todobo cisho inay ku yimaadaan xarunta wasaaradda, si loo hubiyo. Halkaan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites