Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo hakisay shirkadaha Xajka iyo Cumrada

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda cadaaladda, arrimaha Diinta iyo dhaqan-celinta ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa si KMG ah shaqo joojin ugu sameysay shirkadaha ka shaqeeya arrimaha Xajka iyo Cumrada ee ka howlgala deegaanada maamulkaasi.

Qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka wasaaradaasi, Mudane Cawil Sheekh Xaamud ayaa si rasmi ah loogu hakiyey shaqooyinkii shirkadahaasi.

Sidoo kale waxaa mas’uuliyiinta shirkadahaan loo qabtay muddo todobo cisho inay ku yimaadaan xarunta wasaaradda, si loo hubiyo.

Halkaan hoose ka akhriso:

mmm-724x1024

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this