Deeq A. Posted February 19, 2020 Cabdiraxmaan Maxamed Cali guddoomiyaha degmada Wadajir oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa ka warbixiyey howlgallo laga sameeyey gudaha degmadaasi. Guddoomiyaha ayaa sheegay in baaritaanadu ay ahaayeen kuwa lagu xaqiijinayey amniga, islamarkaana laga sameeyey afarta waaxood ee degmada Wadajir. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in gacanta lagu soo dhigay illaa shan ruux oo lala xariirinayo inay ku lug lahaanshaha falal amni darro ah. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Wadajir.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites