Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Lafta Gareen oo sameeyey magacaabis cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa magacaabay guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee gobolka Sh/Hoose.

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Lafta Gareen ayaa waxaa xilkaasi loogu magacaabay, Maxamuud Axmed Maxamed Mahad All.

Xilkan ayaa waxaa horay u hayey Cumar Carab oo ku geeriyooday bam gacmeed lagu weeraray hoy uu ka daganaa degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose.

Halkaan hoose ka akhriso:

87272436_530871064216202_2943538841128009728_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this