Deeq A. Posted February 18, 2020 Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa magacaabay guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee gobolka Sh/Hoose. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Lafta Gareen ayaa waxaa xilkaasi loogu magacaabay, Maxamuud Axmed Maxamed Mahad All. Xilkan ayaa waxaa horay u hayey Cumar Carab oo ku geeriyooday bam gacmeed lagu weeraray hoy uu ka daganaa degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose. Halkaan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites