Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliye cusub oo loo magacaabay saldhigga Wadajir

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal; Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa Saciid Cali Maxamuud u Magacaabay taliyaha saldhigga Degmada Wadajir, ka dib markii markii uu xilkaasi ka qaaday taliyihii hore ee saldhigaaasi  Cabdi-baasid Maxamuud Cagey.

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyaa ayaa ugu taliyaha cusub usoo jeediyay in uu xilka loo igmaday u guto si dacaad ah, maamumkana ay ka taageeraan howl Maalmeedkooda.

Magacaabista saraakiisha Ciidamada Booliska ayaa qayb ka ah dedaallo ladoonayo in lagu laba laabo wax qabadka laamaha ammaanka ee Caasimadda.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this