Sign in to follow this  
Deeq A.

Fariin Qoraala oo Taliska Guud ee Booliiska Somaliland baahiyey & waxay daaran tahay

Recommended Posts

Deeq A.   

Fariin Qoraala oo Taliska Guud ee Booliiska Somaliland baahiyey & waxay daaran tahay

 

dabo.jpg

Fariin Qoraala oo Taliska Guud ee Booliiska Somaliland baahiyey & waxay daaran tahay

 

Image may contain: 1 person

Saacaddo ka hor waxa baraha bulshada la soo galiyay saddex alifle mahad cabdi cisamaan oo gacan u qaaday ruux dumara .

Shacabka somaliland waxan u sheegaynaa anaga oo ka duulayna in boolisku yahay saaxiibka dad waynaha in la ruqseeyay asakarigaa xad gudubka sameeyay isagoo xidhan sharftii Ciidanka Booliska Somaliland .

Boolisku waa saaxiibka dad waynaha

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this