Sign in to follow this  
Deeq A.

Khilaafkii u dhexeeyey DF iyo Puntland oo ‘la xaliyey’

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo deegaan doorashadoodu ay tahay Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la soo afjaray khilaafkii dhinaca waxbarashada ee dowladda federaalka iyo maamulka Pubtland.

Sida ay tilmaameen xildhibaanadu ardayda Puntland ayaa dhowaan heli doono shahaadooyinka dugsiga sare oo muddooyinkii dambe ay caqabad ka taagneyd.

Xildhibaan Cumar Cismaan Waabari oo la hadlay warbaahinta kulanka kadib ayaa ka warbixiyey sida loo xaliyey khilaafkaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Jaamac-1.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this