Deeq A. Posted February 17, 2020 Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo deegaan doorashadoodu ay tahay Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la soo afjaray khilaafkii dhinaca waxbarashada ee dowladda federaalka iyo maamulka Pubtland. Sida ay tilmaameen xildhibaanadu ardayda Puntland ayaa dhowaan heli doono shahaadooyinka dugsiga sare oo muddooyinkii dambe ay caqabad ka taagneyd. Xildhibaan Cumar Cismaan Waabari oo la hadlay warbaahinta kulanka kadib ayaa ka warbixiyey sida loo xaliyey khilaafkaasi. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Jaamac-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites