Sign in to follow this  
Deeq A.

XF oo war ka soo saartay dilka Wariye Cabdiwali Online

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya ayaa cambaareeyay dilka Wariye Cabdiwali Cali Online oo ka tirsanaa Universal Tv iyo Idaacadda Kulmiye.

Wariyaha ayaa shalay gelinkii dambe kooxo hubeysan waxa ay ku dileen degmada Afgooye kuwaas oo la sheegay inay ku raad joogaan hay’adaha ammaanka.

Sidoo kale Maareeye ayaa tacsi u diray qoyskii iyo ehelkii uu ka geeriyooday Marxuum Cabdiwali Cali Online.

Ugu dambeyn wuxuu wasiirku tilmaamay inay xooga saari doonaan sidii lagu soo heli lahaa kooxihii ka dambeeyey dilkaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this