Sign in to follow this  
Deeq A.

Howlgallo ballaaran oo ka socda Shabeelaha Hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada milatariga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo warramayaa in maanta howlgallo iyo dhaq dhaqaaqyo ay ka wadaan gobolka Sh/ Hoose.

Howlgllada oo ah kuwa ballaaran ayaa waxa ay ka socdaan inta u dhexeysa degmada Qoryooley iyo deegaanka Golweyn ee gobolkaasi.

Ujeedka dhaq dhaqaaqyadaan ayaa lagu sheegay inay la xariiraan sidii Al-Shabaab looga saari lahaa halkaasi.

Guddoomiyaha deegaanka Golweyn, Maxamed Sheekh Cismaan (Islow) oo la hadlay Shabelle ayaa ka warbixiyey howlgalladaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/Jaamac-1-1.mp3

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this