Sign in to follow this  
Deeq A.

“Nin Aan Galmudug Tagi Kareyn Oo Yidhaa Hargeysaan Tagaya Adeer Taa Ogolaan Meyno” Faysal Cali Waraabe

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysa Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Socdaalka Farmaajo Uu Doonayo In Somaliland Ku Yimad

“Farmaajo Imaatinkiisa in lana la hor yimaadaaba nama qabato , Farmaajo wuxuu Somaliland kasooo doonikaraana majirto , madaxweynuhuna inuu nadhex keeno raygaa may ahayne waxay ahayd inuu markaba daafaco ayay ahayd “.

” Nin aan Galmudug tagi kareyn oo yidhaa Hargeysaan tagaya adeer taa ogolaan meyno ”
Gudoomiye Faysal Cali waraabe oo sii watey waraysigan uu siiyay idaacada Voa ayaa sidoo kale kahadlay mawqifka ka xisbi ahaan uga meel yaala waxaanu yidhi

” Arintana mid Muuse lala xisaabtamo ayay noqonaysaa oo shacabka Somaliland la xisaab tamaan hadii uu dalkii halkaa marinayo , oo layidhaa farmaajaa imanaya Hargeysa , khamiistaan imanayaa dalkii shir qaran oo deg degaan ka galeynaa arintaasi .”

” Farmaajiyo kooxdiisa dhalinyartaa ee uu meesha kusoo ururiyay ee Muqdisho qariibka ku ah la furi mayno wada hadal danbe , doorashada danbe ayaanu sugaynaa in dad wanaagsan oo caqli leh imaadaan ”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this