Sign in to follow this  
Deeq A.

Madasha xisbiyada Qaran oo ka hadlay xaalada Gedo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madasha la magac baxday xisbiyada Qaran ayaa soo saartay baaq ka kooban shan qodob oo ay uga hadleen xaaladda gobolka Gedo.

Madaxda ayaa Madaxweynaha iyo Xukuumadda Federaalka ugu baaqay in ay ka digtoonaadaan waxa ka dhalan kara ciidamada itoobiyaanka ah ee deegaankaas buux dhaafiyay, oo ay sheegeen in loo adeegsanayo xaalado siyaasadeed.

Sidoo kale, waxay ugu baaqeen bulshada degaanka in ay u istaagaan nabadeynta iyo in laga hor tago colaad sokeeye oo ka bilaabanta gobolka Gedo.

Hoos ka arkhriso war-murtiyeedka

FB_IMG_15817951969912165.jpg?w=1000&ssl=

PUNTLAND POST

The post Madasha xisbiyada Qaran oo ka hadlay xaalada Gedo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this