Deeq A. Posted February 15, 2020 Qareenada ka hawlgala Garoowe ayaa shaqo joojin sameeyey, iyadoo saaka maxkamada derajada koowaad ay xukuntay eedaysanayaal aan haysan sharci yaqaano difaaca. Qaar ka mid ah qareenadda oo suxufiyiinta la hadlay ayaa xaqiijiyey in wasaaradda maaliyadda maamulkaasi ay ku soo rogtey cashuur dheeraad ah. Sidoo kale Sheekh Siciid oo ka mid ah qareenadaasi ayaa Shabelle uga warbixiyey shaqo joojinta ay sameeyeen. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/c.mp3 gar View the full article Share this post Link to post Share on other sites