Sign in to follow this  
Deeq A.

Qareenada ka howlgala Garoowe oo shaqo joojin sameeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Qareenada ka hawlgala Garoowe ayaa shaqo joojin sameeyey, iyadoo saaka maxkamada derajada koowaad ay xukuntay eedaysanayaal aan haysan sharci yaqaano difaaca.

Qaar ka mid ah qareenadda oo suxufiyiinta la hadlay ayaa xaqiijiyey in wasaaradda maaliyadda maamulkaasi ay  ku soo rogtey cashuur dheeraad ah.

Sidoo kale Sheekh Siciid oo ka mid ah qareenadaasi ayaa Shabelle uga warbixiyey shaqo joojinta ay sameeyeen.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/c.mp3

gar

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this