Sign in to follow this  
Deeq A.

BF oo soo dhaweeyay hadalkii Farmaajo ee Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bogaadiyey raaligelintii madaxweynaha dalka uu ka bixiyey xasuuqii Somaliland.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daboolka ka qaadey in dhibaatadii lagula kacay maamulkaas uu geystay nidaam dowladeed, uuna ka xun yahay.

Warsame Maxamed Xasan [Warsame Joodax], mudane ka tirsan Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa soo dhaweeyay cudurdaarkaas.

Xildhibaanka ayaa ku nuux-nuux saday in talaabadan ay muujineyso isu tanaasul iyo biseyl siyaasadeed oo la gaarey.

Ugu dambeyntii, dhinacyadda Somaliland ayuu ku booriyey in ay iska ilaabaan tacadiyadii loo geystay isla markaana diiradda saaraan sidii loo midoobi lahaa.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this