Sign in to follow this  
Deeq A.

Dabaylo culus oo laga dareemay qaybo kamida Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Isbedel dhanka cimilada ah ayaa laga dareemayaa qaar kamid ah xaafadaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Dabaylaha ayaa saameyn ku yeeshay nolosha gaar ahaan isu socodka iyo ganacsiga ku yaala hareeraha waddooyinka.

Warbaahinta Shabelle oo u kuur-gashay xaaladan ayaa la hadashay dadweynaha oo muujiyey in ay saameysay.

Dadka qaarkood ayaa rumeysan in dabayluhu ay saadaalinayaa abaar dalka kusoo fool leh, wallow ay rajeeyeen in aysan taasi dhicin.

Inkastoo ay arrintaan tahay mid rabaani ah, haddana waxaa la aaminsan yahay in hadii aan laga sii gaanshaanbuuran ay waxyeelo geysan karto.

Hoos ka dhageyso warbixinta

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/02/LAD.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this