Deeq A. Posted February 14, 2020 Muqdisho (SMN) – Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale, ayaa soo dhaweeyay xayiraadii laga ay Al-Barakaat. Duqii hore ee magaalada Muqdisho ayaa talaabo lagu farxo ku tilmaamay arrintaas, isagoo u mahadceliyey cid walba oo gacan ka geysatay. Madaale oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa ugu baaqay Mareykanka in uu magdhow ka bixiyo xayiraadaas iyo sumcad dilka shirkadda, sidduu hadalka u dhigay. Bandhiga Al-Barakaat ayaa ahayd shirkadii ugu baaxada weyneyd ee ku taalay Soomaaliya, taasi oo 2001-dii xayiraad ay kusoo rogey dowlada Mareykanka Qeybaha Bulshada Soomaaliyeed ayaaa tani si weyn u soo dhaweeyey iyadoona bogaadiyey in xayiraada laga qaado shirkada Al-Barakaat oo lagu waayey cadeyn muujineysa in eedeymaha markii hore loo xayiray View the full article Share this post Link to post Share on other sites