Sign in to follow this  
Deeq A.

Saraakiil sheegay in la musuqmaasuqay mushaarkooda

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in laga musuqmaasuqa mushaharkooda.

Cabdullaahi Xasan Xaashi, mid kamida saraakiisha, oo u waramay Shabelle, ayaa arrintaas ku eedeeyay xubnaha ka sareeya.

Wasaaradda Gaashaandhiga xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayuu xusay in ay gunadooda si toos ah ugu soo dirto.

Dowladda ayuu ugu baaqay in ay soo farageliso arrintaan isla markaana ay sidda ugu dhaqsiyaha wax uga qabato.

Sikastaba, Xaashi ayaa kamid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan degmadda Baardheere ee gobolka Gedo.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this